Monday, November 6, 2017



  Technology-gu waa furaha horumarka caalamkan aan ku nool naha, sidaa daradeed waxaa la inooga baahan yahay inaan wax ka barano technology-ga.
hadaba qaabka u sahlan ee aad ku baran doon ayaa ah inaan la socotid wararka ugu danbeeya ee technology-ga, waxaana kala socon kartaa wararkii u danbeeya ee TECH website-kan haddu alle idhaahdo.
waxaan soo galin doona muuqaalo aad ka faa'iidaysan doontaan, waxaan ani leeyayhay ha moogaanina.

SI AAD U SOO DAJISATO MICROSOFT TOOLKIT HALKAN RIIX.




Marwlba waxaad u baahan tahay inaad ilaalisid computer-kaaga, hadaba waxaad u bahaan tahay inaad active-garaysid marwalba uu ubaahdo active-garayn.

hadaba waa inaad soo dajisataa marka hore microsoft toolkit oo ku sahlaya inaad si bilaash kugu active-gareeyo iyo waliba si sahal ah. 

            


























2 comments:

  1. walaal aad ayaan ugu faa'idaysananaynaa ee halkaa kaga wad

    ReplyDelete
    Replies
    1. This comment has been removed by the author.

      Delete